af Soomaaliga | English | français |
aniga | I | je |
adiga | you | tu |
isaga iyada |
he she |
il elle |
[inclusion] inaga [exclusion] annaga |
we | nous |
idinka | you | vous |
iyaga | they | ils elles |
af Soomaaliga | English | français |
anigu waxan ahay | I am | je suis |
adigu waxad tahay | you are | tu es |
isagu waa (wuxu yahay) iyadu waa (waxay tahay) |
he is she is |
il est elle est |
[inclusion] innagu waxaynu nahay [exclusion] annagu waxannu nahay |
we are | nous sommes |
idinku waxa tihiin | you are | vous êtes |
iyagu waa (waxay yihiin) | they are | ils sont elles sont |
af Soomaaliga | English | français |
anigu waxan ahay macalin | I am a teacher | je suis enseignant |
adigu waxad tahay macalin | you are a teacher | tu es enseignant |
isagu waa (wuxu yahay) macalin iyadu waa (waxay tahay) macalimad |
he is a teacher she is a teacher |
il est enseignant elle est enseignante |
innagu waxaynu nahay macalimiin annagu waxannu nahay macalimiin |
we are teachers | nous sommes enseignants |
idinku waxa tihiin macalimiin | you are teachers | vous êtes enseignants |
iyagu waa (waxay yihiin) macalimiin | they are teachers | ils sont enseignants elles sont enseignantes |