soo dhawoow - welcome - bienvenue

af Soomaaliga English français
Ma nabad baa ?
Waa nabad
hello, hi salut
Sideed tahay ? Iska warran ?
Sideed tihiin ?
How are you? Comment vas-tu ?
Comment allez-vous ?
Nabad, fiican Fine Bien
Magacaa ?
(Muxuu yahay magacaagu ?)
What's your name? Comment tu t'appelles ?
(Quel est ton nom ?)
Magacaygu waa ... My name is ... Je m'appelle ...
(Mon nom est ...)
magac name le nom
magaca reerkiina last name, family name le nom de famille
naaneys nickname le surnom
marwo madam madame
mudane mister monsieur
Immisa jir baad tahay ? How old are you? Quel âge as-tu ?
Waxan ahay toban jir I am ten years old J'ai dix ans
Maxaad ka shaqaysaa?
Waa maxay shaqadaadu?
What is your job? Quel est ton métier ?
Waxan ahay macalin I am teacher Je suis enseignant
subax wanaagsan good morning bonjour
galab wanaagsan good afternoon bon après-midi
fiid wanaagsan good evening bonsoir
habeen wanaagsan good night bonne nuit
nabad gelyo goodbye au revoir
fursad wanaagsan,
nasiib wanaagsan
good luck bonne chance
dhunkasho the kiss la bise, le baiser
dhoollo caddayn, ilko caddayn the smile le sourire
hab siin the hug le câlin
Waan ku jecelahay I love you Je t'aime
gacaliye, gacaliso, qaali dear chéri
fadlan please s'il te/vous plaît
mahadsanid thanks merci
aad baad u mahadsan tahay thanks so much merci beaucoup
adigaa mudan you are welcome avec plaisir
Maxaad tidhi? What do you say? Que dis-tu ?
Ma fahantay ? Do you understand? Vous comprenez ?
Maan fahmin I don't understand Je ne comprends pas
Soomaali kuma hadlo I don't speak Somali Je ne parle pas somali
Ingriisi miyaad ku hadashaa?
Ma ku hadashaa Ingiriisi?
Do you speak English? Parlez-vous anglais ?
haa yes oui
maya no non
Waan ka xumahay I am sorry Je suis désolé
Iga raali ahow/noqo Excuse me Excusez-moi
Dhib ma leh, waxba kama dhigna No problem Pas de problème
caawimo, kaalmo the help l'aide
Fadlan I caawi.
Ma I caawin kartaa?
Please help me.
Can you help me?
S'il vous plaît, aidez-moi.
Pouvez-vous m'aider ?
Kaalay halkan Come here Viens par ici
Fadhiiso halkan Sit down here Assieds-toi là
Maxaad u baahantahay What do you need? De quoi as-tu besoin?
Maxaad doonaysaa? What do you want? Que veux-tu ?